HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo Wareejiyey Gaadhi Dab-damis ah oo Baanka dhexe ugu deeqay Ciidanka Dab-damiska.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo Wareejiyey Gaadhi Dab-damis ah oo Baanka dhexe ugu deeqay Ciidanka Dab-damiska. Hargeysa-19-03-2023-(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ka hadlay xaaladda Laascaanood iyo Doorashooyinka dalka kusoo foolka leh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ka hadlay xaaladda Laascaanood iyo Doorashooyinka dalka kusoo foolka leh. Hargeysa-14-3-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si faahfaahsan uga hadlay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Qorshaha Horumarinta Qaranka Ee Saddexaad (NDP III)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Qorshaha Horumarinta Qaranka Ee Saddexaad (NDP III) Hargeysa-14-03-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u...