HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah Kulan kula Qaatay Afar iyo Toban Safiir Iyo Ku Xigeeno Isugu Jira

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah Kulan kula Qaatay Afar iyo Toban Safiir Iyo Ku Xigeeno Isugu Jira.   Hargeysa-08-11-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Sanad-Guurada 29-aad Ee Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Sanad-Guurada 29-aad  Ee Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska Somaliland.                                                                                                        Hargeysa-03-11-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Ingiriiska Iyo Ku Simaha Safiirka Maraykanka.

  War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay  Safiirka Ingiriiska Iyo Ku Simaha Safiirka Maraykanka.   Hargeysa-01-11-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo wasiirka...

Fadhigii 101aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2023-ka + Sawiro

Fadhigii 101aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2023-ka.   War-Saxaafadeed-27-10-2022-(MT-JSL)-Fadhigii 101aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...