HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Fadhigii Golaha Wasiirrada Ee Maanta Oo Lagu Ansixiyey Siyaasado Iyo Qodobbo Muhiim Ah Oo Lagu Falanqeeyey

Fadhigii Golaha Wasiirrada Ee Maanta Oo Lagu Ansixiyey Siyaasado Iyo Qodobbo Muhiim Ah Oo Lagu Falanqeeyey   Hargeysa-14-07-2022-(MT-JSL)-Fadhigii 95-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu...

Wejigii Saddexaad Ee Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo Gudo-Galay

Wejigii Saddexaad Ee Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo Gudo-Galay.   Hargeysa-13-07-2022-(MT-JSL)-Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa, Dhammaan Dhallinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran, Bahda Caafimaadka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa, Dhammaan Dhallinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran, Bahda Caafimaadka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal-Adxaha Awgeed.

HAMBALYO MADAXWEYNE:  0807/2022. Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka  Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada...

WAREEGTO MADAXWEYNE-07-07-2022. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-900/072022, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista...

WAREEGTO MADAXWEYNE-07-07-2022. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-900/072022, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xalay Qasriga Madaxtooyada Kulan Casho Sharaf Ah Ugu Sameeyey Weftigii Itoobiya Ka Socday.  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xalay Qasriga Madaxtooyada Kulan Casho Sharaf Ah Ugu Sameeyey Weftigii Itoobiya Ka Socday.   Hargeysa-07-07-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa...