HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Guddida Heer Qaran Ee Suuqa Waaheen Oo U Soo Bandhigay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Nashqada Cusub Ee Suuqa Waaheen

Guddida Heer Qaran Ee Suuqa Waaheen Oo U Soo Bandhigay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Nashqada Cusub Ee Suuqa Waaheen. Hargeysa-21-06-2022-MT-JSL()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Oo Lagu Go’aamiyey In La Joojiyo Mashaariicda Horumarineed Ee Ku Jira Odoroska Miisaaniyadda Sannadeedka 2022-ka.

Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Oo Lagu Go’aamiyey In La Joojiyo Mashaariicda Horumarineed Ee Ku Jira Odoroska Miisaaniyadda Sannadeedka 2022-ka. War-Saxaafadeed-16-06-2022-(MT-JSL)-Fadhigii 93aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacabka reer Ceerigaabo Goob Fagaare ah Kala hadlay 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacabka reer Ceerigaabo Goob Fagaare ah Kala hadlay    Ceerigaabo-15-06-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo isaga iyo wefti ballaadhan oo...

Shirka Beel-weynta Warsangali Oo Laga Soo Saarey Qodobo Ay Isla Af-garteen Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Bulshadda Beeshaasi.

Shirka Beel-weynta Warsangali Oo Laga Soo Saarey Qodobo Ay Isla Af-garteen Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Bulshadda Beeshaasi. Ceerigaabo-15-06-2022-(MT-JSL)-Shirkii Beelaha Warsangali ugu socday magaaladda Ceerigaabo Ee...