Daawo Waxa aan maanta halkan kaga dhawaaqayaa bilowga wejiga labaad ee mashruuca horumarinta Somaliland oo aannu ugu deeqaynno 25-Milyan oo bound oo wax lagaga qabanayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka Somaliland.” Harriett Baldwin

0
614