Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenku ayaa manta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameyey dhamaan madax dhaqameedka Somaliland , qof qof ay dantada iyo daruufuhu u saamixi waayeen mooyaane .
Madax dhaqameedka ayaa ah haybada iyo sharafta qaranka SOmailand waana kuwa ilaaliya iyo nabada iyo xasiloonida iyo wada noolashaha bulshada y Somaliland.
Madax dhaqameedku waxay fure u yahiin, xalinta khilaafaadka , ka hor taaga colaadaha iyo waxaana ay aas aas iyo waxaana ay aas aas u yahiin dhisamaha Qaranka .