Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigiisa Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyey Xarunta Heritage Foundation
Washington DC- 14-03-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigiisu markii ay ka soo baxeen goobtii madaxweynuhu khudbadda ka jeediyey waxa isla xarunta Heritage Foundation dhexdeeda loogu sameeyey hadhimo sharafeed.













