Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu ambo baxay dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu ambo baxay dalka Itoobiya. Hargeysa-18-01-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo,…
-

رئيس الجمهورية يتوجه الى دولة اثيوبيا مع وفدا رفيع المستوى
غادر البلاد اليوم رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي مع وفدا رفيع المستوى متوجها الى دولة اثيوبيا وذلك بعد تلقيه دعوة رسمية من الرئيس الوزراء الإثيوبي…
-

OCHA التقى نائب الرئيس بمسؤولين من هيئة الشؤون الإنسانية
نائب رئيس الجمهورية ومدير اللجنة الوطنية لإغاثة متضرري الجفاف فخامة عبدالرحمن عبدالله زيلعي يلتقي بمكتبه بمسؤولين من هيئة أوجا (OCHA) للشؤون الانسانية التابعة للأمم المتحدة ويعد…
-

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo laba wasaaradood iyo siddeed degmo oo dalka ah u kala saxeexay mashruuca maamul-daadejinta ee JPLG-ga.
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo laba wasaaradood iyo siddeed degmo oo dalka ah u kala saxeexay mashruuca maamul-daadejinta ee JPLG-ga. Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi…
-

Guddida Gurmadka Abaaraha Oo Kulan La Qaatay Saraakiil La Socota Hay’adda UN OCHA + Sawiro
Guddida Gurmadka Abaaraha Oo Kulan La Qaatay Saraakiil La Socota Hay’adda UN OCHA Hargeysa-17-01-2021-(MT-JSL)-Guddida heer qaran ee gurmadka ee gurmadka abaaraha oo uu hoggaaminayo Madaxweyne-ku-xigeenka…
-

مرسوم رئاسي
رئيس الجمهورية يصدر مرسوما رئاسيا لتعين السيد/ عبدالعزيز محمد حاشي ان يكون نائب مدير هيئة المناقصات الوطنية :وجاء المرسوم الرئاسي كتالي بعد إطلاع فخامة الرئيس…
-

Somaliland: President Bihi Issues a Presidential Decree
The President of the Republic of Somaliland, H.E. Muse Bihi Abdi has issued a Presidential Decree JSL/XM/WM/222-805/012022 appointing a Deputy Chairman of the National Procurement Committee…
-

نائب رئيس الجمهورية يعلن حالة طارئة في البلاد بسبب ازمة الجفاف التي ضربت الأقاليم الشرقية والشمالية للبلاد
تعلن اللجنة الإغاثة الوطنية لمساعدة متضرري الجفاف رسميا بأن البلد دخل في حالة طارئة بسبب الجفاف الكاسخ حيث تضرر اكثر من 810000 شخص وقام فخامة الرئيس…
-

Drought Relief Committee Declares Widespread Drought in the Country
The National Drought Relief Committee of the Republic of Somaliland, has today officially declared a severe drought situation in the country, affecting 810,000 people. The committee,…
-

Guddida Gurmadka Abaaraha oo ku dhawaaqay inay dalka ka jirto xaalad abaareed oo baahsani + Sawiro
Guddida Gurmadka Abaaraha oo ku dhawaaqay inay dalka ka jirto xaalad abaareed oo baahsani Hargeysa-13-01-2022-(MT-JSL)-Guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacbiga iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Siyaasi Xasan Mowliid Axmed tacsi u diray
TACSI MADAXWEYNE: 05/01/2022 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga…

