Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي حفظه الله يكرم الطلاب الفائزين بالمراتب الأولى لمسابقة حفظ القرأن الكريم
رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي حفظه الله يكرم الطلاب الفائزين بالمراتب الأولى لمسابقة حفظ القرأن الكريم التي تعقد خلال شهر الرمضان الكريم في مسجد علي…
-

Somaliland: President present awards to top Quran Reciters
The President H.E. Musa Bihi Abdi bestowed awards and presents upon top Quran reciters who clocked the highest points in this year’s National Quran Reciters Competition.…
-

Madaxweynaha JSL Oo Abaal-marinno Qaali Ah Guddoonsiiyey Arday Ku Guulaysatay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah Ee Heer Qaran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaal-marino qaali ah guddoonsiiyey Ardaydii kaalmaha sare ka gashay tartanka xiftiga Qur’aanka kariim ah ee heer gobol oo…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Soo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka Jadiidka Ee Darar-weyne +Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Tababar Loo Soo Xidhay Cutubyo Ka Mida Ciidanka Qaranka Oo Ka Baxay Dugsiga Tababarka Jadiidka Ee Darar-weyne Darar-weyne-30-05-2018-(MADAXTOOYADA JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
-

أستقبل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي في مكتبه وفدا من هيئة المساعدات الخارجية البريطانية
أستقبل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي في مكتبه وفدا من هيئة المساعدات الخارجية البريطانية والذي يترأسها مدير الهيئة السيد/بيل إيانس ، وخلال هذا اللقاء تباحث…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda hay’adda Ingiriiska u qaabilsan deeqaha dibada ee DFID
Madaxweynaha Somaliland oo Shalay Xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda hay’adda Ingiriiska u qaabilsan deeqaha dibada ee DFID Hargeysa(M-tooyada)WAR-SAXAAFADEED: 28/05/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dagaalku Ku Dhexmarayo Ceel Af-weyn
Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo saaka ka qaybgalay Xuska Maalinta Bilaha Cas iyo Laanqayraha Cas ee 8-May oo maanta oo ay taariikhdu tahay…
-

Qodobbo Muhiim ah oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland
Kal-fadhigii kow iyo tobnaad (11-aad) ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirrada, waxana lagu lafo-guray arrimo…
-

Madaxweyne-ku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee qaban-qaabada munaasibadda qaran ee 18-ka May, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan ballaadhan la qaatay madaxda…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka Qayb-galay Aaska Qaran oo loo Sameeyey Marxuum Cali San-yare
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey siyaasi Cali Ibraahim Maxamed(Cali sanyare) oo dhawaan ku geeriyooday dalka Switzerland,…


