Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dood iyo Falan-qayn ka yeeshay heshiiska Ay Wada Gaadheen Soomaaliya Iyo Wakiilka UN-ka
WAR-SAXAAFADEED: 17/10/2020 Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dood iyo Falan-qayn ka yeeshay heshiiska Ay Wada Gaadheen Soomaaliya Iyo Wakiilka UN-ka Fadhi aan caadi ahayn oo…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Cabdikariin Aw Cali Shabeel tacsi u diray
TACSI MADAXWEYNE: 14/10/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Soo Dhaweyn Balaadhan Loogu Sameeyey Magaalada Gabiley + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Soo Dhaweyn Balaadhan Loogu Sameeyey Magaalada Gabiley Hargeysa-12-10-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu…
-

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Ee Magaalada Boorama, Xadhiggana Ka Jaray Buundo (Biriij) Cusub Oo magaalada Laga Hirgeliyey + Sawiro
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Ee Magaalada Boorama, Xadhiggana Ka Jaray Buundo (Biriij) Cusub Oo magaalada Laga Hirgeliyey. Hargeysa-11-10-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka Qayb-galay Munaasibad Loogu Fooladaynayo 945 Arday Oo Ka Baxay Jaamacadda Cammuud + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka Qayb-galay Munaasibad Loogu Fooladaynayo 945 Arday Oo Ka Baxay Jaamacadda Cammuud. Hargeysa-10-10-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan…
-

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Hadalkii Soomaaliya Hore Uga Soo Yeedhay, Kana Dooday Xeerka Gaadiidka Iyo Waddo Marista
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo War-murtiyeed Ka Soo Saaray Hadalkii Soomaaliya Hore Uga Soo Yeedhay, Kana Dooday Xeerka Gaadiidka Iyo Waddo Marista. WAR-SAXAAFADEED: 08/10/2020 Fadhigii 65aad…






