Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo DaahfurayXarumaha Baadhitaanka Bad-qabka Gaadiidka Dalka ee (BBG) + Sawiro
Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Daahfuray Xarumaha Baadhitaanka Bad-qabka Gaadiidka Dalka ee (BBG) Hargeysa-06-07-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somalland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta…
-

Madaxweynaha Somaliland oo wasiirka qorshaynta iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Cumar Maxamed Cali Gaafaadhi
Madaxweynaha Somaliland oo wasiirka qorshaynta iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Cumar Maxamed Cali Gaafaadhi TACSI MADAXWEYNE: 05/07/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Uu Dal-weynaha Maraykanka Iyo Shacabkiisa Ku Hambalyeynayaa Sannad Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Ay Madax-bannaanida Qaateen.
Dhambaal Hambalyo Madaxweyne : 04/07/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Uu Dal-weynaha Maraykanka Iyo Shacabkiisa Ku Hambalyeynayaa Sannad Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Ay Madax-bannaanida Qaateen. Madaxweynaha…
-

رئيس الجمهورية يستقبل في مكتبه الوفد الكيني الذي يزور البلاد
استقبل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي في مكتبه وفدا رفيع المستوى من دولة كينيا يتكون من اعضاء في البرلمان الكيني ومستثمرين وسياسيين هذا وخلال استقبال…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley wefti heersare ah oo ka socday dalka Kenya oo isugu jira xildhibaano, siyaasiyiin maalgashadayaal iyo xubno kale oo muhiim ah + Sawiro
War-saxaafadeed: 03/07/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu habeenimadii xalay qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo ka socday dalka aynu xidhiidhka…
-

Madaxweynaha JSL oo bahda fanka iyo suugaanta iyo shacbiga Somaliland ka tcsiyadeeyey geerida Marxuum Maxamed Maxamuud Cige (Busi)
Madaxweynaha JSL oo bahda fanka iyo suugaanta iyo shacbiga Somaliland ka tcsiyadeeyey geerida Marxuum Maxamed Maxamuud Cige (Busi) TACSI MADAXWEYNE: 02/07/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI…
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagaga hadlay arrimo la xidhiidha Xaaladda Dalka
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagaga hadlay arrimo la xidhiidha Xaaladda Dalka WAR-SAXAAFADEED: 02/07/2020 Fadhigii 60aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka…
-

رئيس الجمهورية يشهد اداء اليمين الدستورية لعضوين جديدين للجنة الإنتخابات الوطنية يمثلون احزاب المعارضة اوعد ووطني
جاء ذلك بعد ان قام اعضاء مجلس النواب بتصديق العضوين الجدد هذا الأسبوع، وحضر هذه المناسبة نائب رئيس الجمهورية فخامة عبدالرحمن عبدالله زيلعي ورئيس المحكمة الدستورية …
-

رئيس الجمهورية يقوم بعزل وتعين بعض محافظي الأقاليم
اصدر رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي قرارا رئاسيا قام بموجبه بتعين وعزل بعض محافظي اقاليم البلاد حيث قام بتعين محافظ أقليم اودل السيد/محمد احمد عالن…
-

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Dhaariyey Labadii Xubnood Ee ka Dhinnaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka + SAWIRO
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Madaxweynaha Hortiisa Ku Dhaariyey Labadii Xubnood Ee ka Dhinnaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka Hargeysa-30-06-2020-(MT-JSL)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan…
-

Madaxweynaha Somaliland oo Xilka Qaadis isku bedel iyo Magacaabid ku sameeyey Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka Qaar ka mida
WAREEGTO MADAXWEYNE: 29 /06/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-530/062020 iyo JSL/XM/WM/222-531/062020, uu xilalkii kaga qaaday…

