Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

2020 مســـابقة المحــالب
رئيس الجمهورية يقوم بجولة الى مهرجان مسابقة المحالب في ضواحي هرجيسا تعتبر مسابقة المحالب من أهم مسابقات المهرجان حيث تهدف إلى تشجيع الملاك على اقتناء…
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Kormeeray Tartan Aan Hore Uga Qabsoomin Somaliland Oo Dhexmari Doona Geela Somaliland Iyo Ujeedada Laga Leeyahay + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland Oo Saaka Kormeeray Tartan Aan Hore Uga Qabsoomin Somaliland Oo Dhexmari Doona Geela Somaliland Iyo Ujeedada Laga Leeyahay Hargeysa-13-02-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan dalka Itoobiya u joogay hawlaha shaqo ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee maalmahan dalka Itoobiya u joogay hawlaha shaqo ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka.…
-

وفد رئيس الجمهورية يتلقى ترحيبا حاراً عند وصوله الى مطار اديس ابابا
تلقى رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي عند وصوله الى مطار عاصمة دولة إثيوبيا أديس ابابا على رأس وفداً رفيع المستوى يضم وزراء من حكومته في…
-

رئيس الجمهورية يقوم بزيارة عمل الى اثيوبيا يرافقه وفدا رفيع المستوى
كما صرح المتحدث الرسمي لرئاسة الجمهورية سعادة محمود ورسمة جامع ان زيارة رئيس الجمهورية فخامة موسى عبدي ستستغرق عدة ايام وهي مماثلة للزيارات التي كان يقوم…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo si weyn loogu Soo dhaweeyey dalka Ethiopia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaaminayey oo si balaadhan loogu Soo dhaweeyey dalka Itoobiya. Waxaana weftiga halkaasi ku Soo dhaweeyey wasiirudawlaha…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Galabta U Ambo-baxay Dalka Itoobiya + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Galabta U Ambo-baxay Dalka Itoobiya. Hargeysa-09-02-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo…




