Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Maalintii Saddexaad Ku Sugan Dalka Jabuuti Ayaa Maanta Booqday Laba Xarumood
Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Maalintii Saddexaad Ku Sugan Dalka Jabuuti Ayaa Maanta Booqday Laba Xarumood. Jabuuti-05-09-2019-(MT-JSL)-Weftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa booqasho ku tegay aaga cashuuraha ka caagan (Freezone)ka Jabuuti, dhismaha dhaam biyood balaadhan oo laga wado Carta iyo Weeca + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa booqasho ku tegay aaga cashuuraha ka caagan (Freezone)ka Jabuuti, dhismaha dhaam biyood balaadhan oo laga wado Carta iyo Weeca + Sawiro Jabuuti-04-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha…
-

Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti + Sawiro
Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti Jabuuti-03-09-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa gaadhay…
-

غادر اليوم رئيس الجمهورية يرافقه وفدا رفيع المستوى العاصمة هرجيسا متوجها الى دولة جيبوتي المجاورة
يقوم السيد موسى بيحي عبدي رئيس الجمهورية برفقة وفدا رفيع المستوى بزيارة عملا الى دولة جيبوتي الشقيقة ،تدوم الزيارة عدة ايام وسوف يباشر الوفد أعماله لدى…
-

بعث السيد الرئيس موسى بيحي عبدي
برقية تعزية متحدثا بإسمه وبإسم الشعب والحكومة الى الشعب وأسرة الفقيد بوفاة المحافظ السابق لإقليم توجدير المرحوم عبدي حسين سعيد (حسين طيري) الذي وافته المني في…
-

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta U Ambo-Baxay Dalka Jabuuti + Sawiro
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta U Ambo-Baxay Dalka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa…
-

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Gudoomiyihii hore ee gobolka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere
Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Gudoomiyihii hore ee gobolka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere TACSI MADAXWEYNE: 03/09/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
-

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Iyo Qodobada Ka Soo Baxay
WAR-SAXAAFADEED: 02 /09/2019 Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Iyo Qodobada Ka Soo Baxay Kal-fadhigii 40-aadee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir…




