Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Munaasibad Loogu dabbaal-degayo Munaasibadda Qaran ee 18-ka May oo Caawa Lagu Qabtay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland + Sawiro
Munaasibad Loogu dabbaal-degayo Munaasibadda Qaran ee 18-ka May oo Caawa Lagu Qabtay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Hargeysa-18-05-2019-(MT-JSL)-Munaasibad ballaadhan oo lagu weynaynayo 28-guurada kasoo wareegtay 18-kii Bishii May…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka Qaybgalay 28-Guurada Munaasibadda Qaran Ee 18-ka May + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka Qaybgalay 28-Guurada Munaasibadda Qaran Ee 18-ka May Hargeysa-18-05-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo caasimadda…
-

Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannad Guuradda 28aad Ee 18 May Oo Ah Maalintii Qarankani La Soo Noqday Madax-bannaanidiisa + Sawiro
Bismillaahi Raxmaani Raxiim; • Madaxweynihii hore ee Somaliland • Shir-guddoonka labada Gole • Maxkamadda Sare • Golaha Wasiiradda • Guddoomiyaha Xisbiga UCID iyo Masuuliyiinta Axsaabta Qaranka.…
-

Madaxweynaha Somaliland Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan
Madaxweynaha Somaliland Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan WAREEGTO MADAXWEYNE: 17/05/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

Madaxtooyada Somaliland oo Bulshada u Iftiimisay Gefafka Sharci Ee uu Qarannimada Ka Galay Xildhibaan Dhakool iyo Garabsiinta Guddoomiye Cirro + Sawiro
Madaxtooyada Somaliland oo Bulshada u Iftiimisay Gefafka Sharci Ee uu Qarannimada Ka Galay Xildhibaan Dhakool iyo Garabsiinta Guddoomiye Cirro Hargeysa-15-05-2019-(MT-JSL)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,…
-

Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka Turkiga + Sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka Turkiga WAR-SAXAAFADEED: 14/05/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

رئيس الجمهورية يستقبل سفير المملكة البريطانية لدى صوماليلاند والصومال
بيان صحفي استقبل رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي في مكتبه سفير المملكة البريطانية لدى صوماليلاند والصومال السيد بين فيندر الذي يقوم بزيارة عمل الى جمهورية…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay + Sawiro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay. Hargeysa-13-05-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane…




