Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Golaha Wasiirradda Oo Shirkoodii Ugu Dambeeyey Yeeshay Iyo Qodobbo Miisaan Leh Oo Lagu Naaqishay
Golaha Wasiirradda Oo Shirkoodii Ugu Dambeeyey Yeeshay Iyo Qodobbo Miisaan Leh Oo Lagu Naaqishay. Hargeysa-12-04-2024-(MT-JSL)Fadhigii 134-aad ee Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha…
-

رئيس جمهورية صوماليلاند يستقبل سفير الولايات المتحدة الأمريكية وقائد الجيش القارة الأفريقية (أفريكوم)
استقبل رئيس جمهورية صوماليلاند، فخامة موسى بيحي عبدي، اليوم سفير الولايات المتحدة الأمريكية. ريتشارد رايلي مع قائد القيادة الأمريكية الإفريقية (أفريكوم)، اللواء بريان كاشمان، ومسؤولين…
-

President Bihi Hosts U.S. Delegation to Bolster Somaliland-U.S. Relations
The President of the Republic of Somaliland, His Excellency Muse Bihi Abdi, today hosted a high-level delegation from the United States at the Presidential Palace. The…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dalka Maraykanka iyo Taliyaha Ciidamada Qaaradda Afrika (AFRICOM).
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dalka Maraykanka iyo Taliyaha Ciidamada Qaaradda Afrika (AFRICOM). Hargeysa-03-12-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga…
-

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Oo Shacbiga iyo Qoysaskii ay ka Baxeen Labada Marxuum ee Dr Obolos iyo Abwaan Riiraash tacsi u diray
TACSI MADAXWEYNE: 02/12/2024. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda…
-

Somaliland President Inaugurates Rebuilt Waaheen Market, Revitalizing Key Trade Hub
The President of the Republic of Somaliland, His Excellency Muse Bihi Abdi, officially inaugurated the newly reconstructed Waaheen Market this afternoon, marking a significant milestone in…
-

قام رئيس جمهورية صوماليلاند بافتتاح سوق واهين الذي أعيد بناؤه
هرجيسا-30-11-2024 رئيس جمهورية صوماليلاند فخامة الرئيس موسى بيحي عبدي يقطع شريط الإفتتاح عن التجاري واهين الذي أعيد بناؤه على نطاق واسع في البداية، قام الرئيس…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta xadhigga ka jaray suuqa ganacsiga ee WAAHEEN oo dib u dhis ballaadhan lagu sameeyey.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Suuqa WAAHEEN oo dib loo dhisay. Hargeysa-30-11-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta xadhigga ka jaray…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Bahda Warbaahinte ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Weriye Cabdirizaaq Xaaji Maxamed Siraad
TACSI MADAXWEYNE: 24/11/2024. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xalay Qaabiley Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xalay Qaabiley Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka. Hargeysa-24-11-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay fiidnimadii hore Xafiiskiisa ku qaabiley Xubnaha Komishanka Doorashooyinka…

