Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xafladda Qalinjebinta Dufcadii 23aad Ee Jaamacadda Camuud.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xafladda Qalinjebinta Dufcadii 23aad Ee Jaamacadda Camuud. Boorama-01-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalo madaxda gobolka…
-

Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Soo Dhaweyn Ballaadhan kala Kulmay Shacbi Weynaha Caasimada Awdal ee Boorama.
Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Soo Dhaweyn Ballaadhan kala Kulmay Shacbi Weynaha Caasimada Awdal ee Boorama. Boorama:31-08-2024-()-Bulsho weynta caasimada Gobolka Awdal ee Boorama…
-

Shacabka reer Dila oo Soo Dhaweyn diirran ku qaabilay Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland.
Shacabka reer Dila oo Soo Dhaweyn diirran ku qaabilay Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland. Dila:31/08/2024-(MT-JSL)-Bulshada ku dhaqan Degmada Dila ee gobolka Awdal, ayaa maanta…
-

مجلس الوزراء يصدر قرارات هامة في الاجتماع الـ 131 الذي عقد يوم الخميس
عُقد الاجتماع الـ 131 لمجلس الوزراء في صوماليلاند برئاسة رئيس الجمهورية، السيد موسى بيحي عبدي، وتم خلاله مناقشة قضايا الأمن والاستعداد للانتخابات والدفاع عن البلاد…
-

رئيس جمهورية صوماليلاند يتسلم أوراق اعتماد السفير الجديد لجمهورية إثيوبيا لدى جمهورية صوماليلاند
هرجيسا – 29-08-2024 تسلم رئيس جمهورية صوماليلاند، السيد/ موسى بيحي عبدي، أوراق اعتماد السفير الجديد لجمهورية إثيوبيا الفدرالية لدى جمهورية صوماليلاند، السيد تشيشوم شوندي هاميتو،…
-

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qodobo Adag ka Soo Saaray Fadhigii 131aad ee Galabta.
WAR-SAXAAFADEED:-29-08-2024 Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qodobo Adag ka Soo Saaray Fadhigii 131aad ee Galabta. Fadhigii 131aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Dalka Itoobiya U Fadhiyi Doona Jamhuuriyadda Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Dalka Itoobiya U Fadhiyi Doona Jamhuuriyadda Somaliland. Hargeysa-29-08-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi…





