Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo booqday fadhiisimada ciidamada qaranka ee jiidda Buuhoodle.
Qoruligud-19-08-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta boogasho shaqo ku tegay qaar kamid ah fadhiisimada ciidamada qaranka ee jiidaha u dhexeeya Qorilugud iyo Buuhoodle. Madaxweynaha ayaa mid…
-

Shacabka degmada Qorilugud oo soo dhaweyn ballaadhan ku qaabilay weftiga uu hoggaaminayo madaxweynaha JSL
Shacabka degmada Qorilugud oo soo dhaweyn ballaadhan ku qaabilay weftiga uu hoggaaminayo madaxweynaha JSL Qorulugud-19-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo…
-

رئيس الجمهورية يتحدث عن التحديات الإقليمية والدولية التي تواجه صوماليلاند حاليا
هرجيسا-صوماليلاند تعد صوماليلاند منارة للسلام والاستقرار، وتشتهر بالتزامها الثابت بالأمن والحكم. وفي الآونة الأخيرة، واجهت تحديات ناجمة عن التوترات السياسية والتأثيرات الخارجية من دول مثل…
-

President Bihi’s Counter to Turkey and Egypt: Somaliland’s Firm Stand
Somaliland is a beacon of peace and stability, celebrated for its steadfast commitment to security and governance. Recently, it has faced challenges arising from political tensions…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta ee Burco
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta ee Burco Burco-17-08-2024-(MT-JSL) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminaayey ayaa booqasho iyo…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Qalinjebinta 600 oo Arday oo ka Aflaxay Jaamacadda Burco
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Qalinjebinta 600 oo Arday oo ka Aflaxay Jaamacadda Burco Burco-17-08-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay…
-

رئيس الجمهورية يشارك في المناقشات التنموية والاستراتيجية في مدينة بورعو عاصمة اقليم توجدير
هرجيسا -صوماليلاند عقد رئيس جمهورية صوماليلاندفخامة موسى بيحي عبدي، اجتماعاً موسعاً في القصر الرئاسي في بورعو. وركزت المناقشة، التي استمرت عدة ساعات، على التحديات التي تواجه…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland OO xadhigga ka jaray dhisme casri ah oo dawladda Hoose, xafiisyo cusub wasaaradaha Biyaha, Beeraha, qaybta Booliska, soona kormeeray Dhaamka weyn ee Oodweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xadhigga ka jaray dhisme casri ah oo loo bineeyey dawladda Hoose ee degmada Oodweyne, xafiisyo cusub oo…



