Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loogu Fooladeeyey 1,419 Arday Oo Sannadkan Ka Qalinjebiyey Jaamacadda Hargeysa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loogu Fooladeeyey 1,419 Arday Oo Sannadkan Ka Qalinjebiyey Jaamacadda Hargeysa. Hargeysa-31-08-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa…
-

Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriadda Somaliland Oo Maanta Ay ka soo baxeen Qodobo Muhiim A Dalka.
WAR-SAXAAFADEED: 24/08/2022 Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriadda Somaliland Oo Maanta Ay ka soo baxeen Qodobo Muhiim A Dalka. Fadhigii 98aad ee Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland,…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Abwaan Hadraawi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Abwaan Hadraawi. Hargeysa-19-08-22-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Sare Oo Ka Socda Dalka Maraykanka
WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Sare Oo Ka Socda Dalka Maraykanka. Hargeysa-13-08-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada ku…
-

Somaliland oo Sameysey Kiis Qaranimo 31 Sano Kadib Markii Ay Ku Dhawaaqday Madaxbanaanideeda
Wax badan kama dhacdo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, balse waa sida dadka deegaanka intooda badan ay door bidaan. Soo jiidashada ugu weyn ayaa ah in…
-

رئيس الجمهورية يبعث برقية عزاء الى الشعب
بعث رئيس الجمهورية برقية عزاء ومواساة مساء امس الى الشعب عامة والى القوات المسلحة خاصة وذلك في الجنرال السابق المرحوم محمد جامع ورسمه الملقب ب( …
-

Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo tacsi u diray Ciidamada Dalka iyo Eheladii uu ka baxay General Fadhi-ku-salaan
TACSI MADAXWEYNE: 02/08/2022 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda…
-

تهنئة رئيس الجمهورية للشعب الصوماليلاندي والأمة الأسلامية بالعام الهجري الجديد
بمناسبة بداية العام الهجري الجديد 1444 ،وقال الرئيس موسى بيحي عبدي أتقدم بالتهنئة للشعب صوماليلاند والأمة الأسلامية بمناسبة بداية العام الهجري الجديد، داعيا المولى –…




