“waxaan hambalyeynayaa Dawladda Hoose ee Hargaysa oo maanta muujisay waxqabadkii ay bulshadooda u qabteen, waxaana leeyahay dawladaha hoose ee dalka waa inaad bulshadiina u soo bandhigtaan waxaad u qabateen”. Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Cali Aw Cabdi