HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi

Khudbad-Sannadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi Isniin, 09 May 2022   Shir-guddoonka Golaha Baarlamaanka JSL, Mudanayaasha Golaha Barlamaanka ee Sharafta Leh, Guddoomiyaha Maxkamadda...

Fadhigii 91aad Ee Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagaga Hadlay Qodobbo Muhiima Oo Ay Ka Mid Ahaayeen U Diyaar Garowga Xuska 18-May, Dib U Dhiska...

Fadhigii 91aad Ee Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Lagaga Hadlay Qodobbo Muhiima Oo Ay Ka Mid Ahaayeen U Diyaar Garowga Xuska 18-May, Dib U Dhiska...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka kala qaybgalay Salaadda Ciidal Fidriga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacabka kala qaybgalay Salaadda Ciidal Fidriga.   Hargeysa-02-05-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay...