HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal Fidriga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal Fidriga. Hargeysa-01-05-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shucuubta islaamka, gaar ahaanna bulshada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis u fidiyey 360 Maxbuus oo ku xukunaa Danbiyada Fudud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis u fidiyey 360 Maxbuus oo ku xukunaa Danbiyada Fudud CAFIS-MADAXWEYNE: 01/05/2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qaybgalay Tukashada Salaad Roob-Doon Ah + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qaybgalay Tukashada Salaad Roob-Doon Ah.   Hargeysa-25-04-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa bulshada ku dhaqan caasimadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska Hargeysa-20-04-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka Dalka Ingiriiska Kate Foster...