HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Bulshada U Diray Farriimo La Xidhiidha Doorashada Iyo Sidii Loo Dooran Lahaa Dad Xilkas Ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Bulshada U Diray Farriimo La Xidhiidha Doorashada Iyo Sidii Loo Dooran Lahaa Dad Xilkas Ah   Hargeysa-11-01-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Bineeyey Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Bineeyey Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka   Hargeysa-11-01-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga...

Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray xeerka Dhismaha Guddida Tacliinta Sare, xeerka Aas-aaska Mac’hadka Cilmi-baadhista Beeraha iyo Xafiiska Diiwaanka Sekada

Xeerar Madaxweyne: 10/01/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeerar Madaxweyne oo summadeedu kala yihiin JSL/XM/XM/249-611/012021, JSL/XM/XM/249-612/012021 iyo JSL/XM/XM/249-613/012021 uu ka soo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar...

War-saxaafadeed: 10/01/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey...

Weftigii Uu Hoggaaminayey Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Dhulka Ah Ku Soomaray Deegaamo Hoos Yimaada Gobolada Selel, Awdal, Gabiley Iyo Maroodi-jeex

Weftigii Uu Hoggaaminayey Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Dhulka Ah Ku Soomaray Deegaamo Hoos Yimaada Gobolada Selel, Awdal, Gabiley Iyo Maroodi-jeex   Hargeysa-29-12-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane,...