Sawiro: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Khudbad Ka Jeediyey Machadka Washington Institute for Near East Policy

0
353
Washinhton-D.C-23-03-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku guda jira safarkoodii shaqo ee dalka Maraykanka oo galay maalintii koob iyo tobnaad ayaa khudbad ka jeediyey Machadka Washington Institute for Near East Policy oo madaxweynaha ku martiqaaday xarunta machadkaasi ku leeyahay Washington DC.