HomeWararka

Wararka

Daawo: Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo xadhiga ka jaray Wadad-diid Mall

https://youtu.be/cus7r9X7Tew?si=J6R0BFDW5PChV4j-

WAR SAXAAFADEED : Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland

WAR SAXAAFADEED Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne...

Guddida Gurmadka Abaaraha heer qaran oo la Kulmay madaxda dalladda SONSAF iyo qaar kamid ah warbaahinta madaxa bannaan

Guddida Gurmadka Abaaraha heer qaran oo la Kulmay madaxda dalladda SONSAF iyo qaar kamid ah warbaahinta madaxa bannaan   Hargeysa-01-02-2022-(MT-JSL)-Guddida gurmadka abaaraha heer qaran oo uu...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo Eheladii ay ka baxeen ka tacsiyadeeyey Geerida Laba Oday oo ku geeriyooday Hargeysa

TACSI MADAXWEYNE: 01/02/202 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Guddida Diwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland

Wareegto Madaxweyne : 29/01/2022.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-814/012022 uu ku magacaabay Guddida Diwaan-gelinta Ururada...

Nuxurka Go’aamo ka Soo Baxay Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland ee Maanta

Nuxurka Go’aamo ka Soo Baxay Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland ee Maanta Hargeysa-20-01-2022-(MT-JSL)-Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominaayey Madaxweynaha Somaliland Mudane...