HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Xafiiska La Socodka Tacadiyada Ka Dhanka Ah Haweenka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Xafiiska La Socodka Tacadiyada  Ka Dhanka Ah Haweenka.   Hargeysa-05-03-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay munaasibad...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Kormeeray Xarumaha Taariikhda Keydka Qaranka iyo Taaladda Diyaaradda Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Kormeeray Xarumaha Taariikhda Keydka Qaranka iyo Taaladda Diyaaradda Hargeysa.   Hargeysa-01-03-2022-(SL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka subaxnimadii hore...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Biriijka Dooxa Dacar-budhuq + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Biriijka Dooxa Dacar-budhuq   Dacar-budhuq-28-02-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiiradda Somaliland U Fadhiya Dalalka Dibeda

War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiiradda Somaliland U Fadhiya Dalalka Dibeda     Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka Qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka Qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada.   Hargeysa-26-02-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  ka qaybgalay Aas...

Madaxweynaha JSL oo Tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Wasiirka Warfaafinta  

Madaxweynaha JSL oo Tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Wasiirka Warfaafinta TACSI MADAXWEYNE: 17/02/2022 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo...