HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Ku Tegay Xarumaha Ciidamada Dab-damiska, Socdaalka iyo Qaar Kamida Xarumaha Laamaha Dawladda + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Ku Tegay Xarumaha Ciidamada Dab-damiska, Socdaalka iyo Qaar Kamida Xarumaha Laamaha Dawladda   Hargeysa-09-03-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Derejooyin Ku Taxay 253-Sarkaal Oo Ka Qalinjebiyey Dugsiga Mandheera

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Derejooyin Ku Taxay 253-Sarkaal Oo Ka Qalinjebiyey Dugsiga Mandheera   Mandheera-08-03-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tabobar usoo xidhay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Dufcadii 7aad Ee Ka Baxday Kulliyadda Tababarka Layli Sarkaal Ee Cabdilaahi Askar + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Dufcadii 7aad Ee Ka Baxday Kulliyadda Tababarka Layli Sarkaal Ee Cabdilaahi Askar.   Hargeysa-07-03-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi...