HomeWararka

Wararka

Daawo: Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo xadhiga ka jaray Wadad-diid Mall

https://youtu.be/cus7r9X7Tew?si=J6R0BFDW5PChV4j-

WAR SAXAAFADEED : Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland

WAR SAXAAFADEED Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne...

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo laba wasaaradood iyo siddeed degmo oo dalka ah u kala saxeexay mashruuca maamul-daadejinta ee JPLG-ga.

Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo laba wasaaradood iyo siddeed degmo oo dalka ah u kala saxeexay mashruuca maamul-daadejinta ee JPLG-ga. Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan...

 Guddida Gurmadka Abaaraha oo ku dhawaaqay  inay dalka ka jirto xaalad abaareed oo baahsani + Sawiro

 Guddida Gurmadka Abaaraha oo ku dhawaaqay  inay dalka ka jirto xaalad abaareed oo baahsani   Hargeysa-13-01-2022-(MT-JSL)-Guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shacbiga iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Siyaasi Xasan Mowliid Axmed tacsi u diray

TACSI MADAXWEYNE: 05/01/2022 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Taliska Guud Ee Sirdoonka Qaranka + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Taliska Guud Ee Sirdoonka Qaranka   Hargeysa-05-01-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray xarunta taliska guud ee sirdoonka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo kormeeray Xarunta Shaybaadhka Cuntada Iyo Dawooyinka Ee Hay’adda Dhawrista Tayada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo kormeeray Xarunta Shaybaadhka Cuntada Iyo Dawooyinka Ee Hay’adda Dhawrista Tayada   Berbera-23-12-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa oo safar shaqo...