HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.

Wareegto Madaxweyne 21.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray  Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.   Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar...

WAR-SAXAAFADEED. Hargeysa-18-04-2024-(MT-JSL)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Sannad-guurada 27-aad Ee Aas-aaska Ciidanka Booliska   Hargeysa-03-11-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay sannad-guurada 27-aad ee...

Agaasimaha guud Ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Agab Caafimaad Kala Wareegay Masuuliyiinta Safaaradda Taiwan  ku Leedahay Somaliland

Agaasimaha guud Ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Agab Caafimaad Kala Wareegay Masuuliyiinta Safaaradda Taiwan  ku Leedahay Somaliland Hargeysa-01-11-2020-(MT-JSL)-Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tababar U Soo Xidhay Dufcaddii Koowaad Ee Layli Sarkaal Oo Dalka Gudihiisa Wax Ku Barata, Derejooyin Cusubna Ku Taxay...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo  Tababar U Soo Xidhay Dufcaddii Koowaad Ee Layli Sarkaal Oo Dalka Gudihiisa Wax Ku Barata, Derejooyin Cusubna Ku Taxay   Hargeysa-31-10-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda...