HomeWararka

Wararka

Daawo: Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo xadhiga ka jaray Wadad-diid Mall

https://youtu.be/cus7r9X7Tew?si=J6R0BFDW5PChV4j-

WAR SAXAAFADEED : Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland

WAR SAXAAFADEED Fadhigii 26-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayey Madaxweyne...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Tartanka Horyaalka Horyaallada Oo Berbera Ka Bilaabmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Tartanka Horyaalka Horyaallada Oo Berbera Ka Bilaabmay.   Berbera-23-12-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Jawaab Cad Ka Bixiyey Buuqa Mucaaridku Ku Fureen Xeerka Dhaqan-galka Ah Ee No. 14, Shaacana Ka Qaaday In Ururradii Furan...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Jawaab Cad Ka Bixiyey Buuqa Mucaaridku Ku Fureen Xeerka Dhaqan-galka Ah Ee No. 14, Shaacana Ka Qaaday In Ururradii Furan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Gaadhay Magaalo Marseedka Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Gaadhay Magaalo Marseedka Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil   Hargeysa-23-12-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay...