HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Wufuud Ka Timi Dalalka Jabbuuti Iyo Itoobiya Oo Dalka U Timi Ka Qaybgalka Xuska Ciidanka Qaranka + sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Wufuud Ka Timi Dalalka Jabbuuti Iyo Itoobiya Oo Dalka U Timi Ka Qaybgalka Xuska Ciidanka Qaranka   Hargeysa-02-02-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Ballaadhan Oo Lagu Xusayey Sannad-Guurada 28-Aad Ee Kasoo Wareegtay Aas-Aaska Ciidanka Qaranka + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Ballaadhan Oo Lagu Xusayey Sannad-Guurada 28-Aad Ee Kasoo Wareegtay Aas-Aaska Ciidanka Qaranka.   Hargeysa-02-02-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Somaliland Oo Ciidamada Qaranka Ku Bogaadiyey Sannad Guurada Aas-Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Somaliland Oo Ciidamada Qaranka Ku Bogaadiyey Sannad Guurada Aas-Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu dhammbaal hambalyo...

Guddida Gurmadka Abaaraha heer qaran oo la Kulmay madaxda dalladda SONSAF iyo qaar kamid ah warbaahinta madaxa bannaan

Guddida Gurmadka Abaaraha heer qaran oo la Kulmay madaxda dalladda SONSAF iyo qaar kamid ah warbaahinta madaxa bannaan   Hargeysa-01-02-2022-(MT-JSL)-Guddida gurmadka abaaraha heer qaran oo uu...