HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabiley Wefti Xildhibaanno Ah Oo Uu Hoggaaminayo MP. Gavin Williamsom.

WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabiley Wefti Xildhibaanno Ah Oo Uu Hoggaaminayo MP. Gavin Williamsom.   Hargeysa-17-02-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti U Badan Safiirro Oo Ay Wehelinayaan Masuuliyiin Kale

WAR-SAXAAFADEED   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti U Badan Safiirro Oo Ay Wehelinayaan Masuuliyiin Kale.   Hargeysa-16-02-2022-(SL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  xafiiskiisa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay

WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay Hargeysa-16-02-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Ergeyga gaarka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Casuumay Xildhibaannada Golaha Wakiillada + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Casuumay Xildhibaannada Golaha Wakiillada   Hargeysa-13-02-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta munaasibad hadhi-sharafeed ah xarunta qasriga...

Fadhigii 87aad Ee Golaha Wasiirrada Oo Qodobbo Muhiim Ah Lagaga Dooday

Fadhigii 87aad Ee Golaha Wasiirrada Oo Qodobbo Muhiim Ah Lagaga Dooday   Fadhigii 87-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shirguddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...