HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Fadhigii 80aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Xanuunka Covid 19, Muranka Dhulka iyo Nabadgelyada Gobolka Sool

Fadhigii 80aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Xanuunka Covid 19, Muranka Dhulka iyo Nabadgelyada Gobolka Sool WAR-SAXAAFADEED: 07 /10/2021-()-Fadhigii 80aad ee Golaha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xasan Gadhweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xasan Gadhweyne   Hargeysa-04-10-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Sagootiyey 33-Arday Oo Ku Guulaystay Deeq Waxbarashada Sare Ah Oo Dalka Taiwan Ah Ay KA Heleen

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Sagootiyey 33-Arday Oo Ku Guulaystay Deeq Waxbarashada Sare Ah Oo Dalka Taiwan Ah Ay KA Heleen. Hargeysa-26-09-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Maxamed Cabdi Arabay oo xalay ku geeriyooday Hargeysa laguna aasay maanta

TACSI MADAXWEYNE: 25/09/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Munaasibada Qalin-jabinta Dufcadii 18aad Ee Jaamacada Hargeysa Oo Ay Ka Baxeen 1,157Arday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Munaasibada Qalin-jabinta Dufcadii 18aad Ee Jaamacada Hargeysa Oo Ay Ka Baxeen 1,157Arday.   Hargeysa-18-09-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi...