HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegtooyin Madaxweyne kaga Aqbalay Is-casilaadii uu hore u soo gudbiyey Baashe Cawil Cumar, kuna Magacaabay bedelkiisa

Wareegto Madaxweyne: 04/09/2021   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-711/092021 uu kaga Aqbalay Is-casilaadii uu hore u...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibedda Itoobiya + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibedda Itoobiya.   WAR-SAXAAFADEED: 03 /09/2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray laba marxuum oo ku geeriyooday Hargeysa maanta iyo Shalay

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray laba marxuum oo ku geeriyooday Hargeysa maanta iyo Shalay INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI MADAXWEYNE: 03/09/2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegtooyin Madaxweyne Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumadda.

Wareegto Madaxweyne : 02/09/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid...

Fadhigii 78aad Ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Diiradda Lagu Saaray Arrimaha Nabadgelyada iyo Miisaaniyadda 2022-ka

Fadhigii 78aad Ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Diiradda Lagu Saaray Arrimaha Nabadgelyada iyo Miisaaniyadda 2022-ka     WAR-SAXAAFADEED-26 /08/2021-(MT-JSL)-Fadhigii 78-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu...