HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Culimadii Dalka U Timi Kulan Diimeedkii Saddexaad Ee Ansaaru-sunna Ee Hargeysa Lagu Qabtay + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Culimadii Dalka U Timi Kulan Diimeedkii Saddexaad Ee Ansaaru-sunna Ee Hargeysa Lagu Qabtay.   Hargeysa-23-08-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha Somailand Oo Kulan La Qaatay Shirguddoonka Golaha Wakiillada

Madaxweynaha Somailand Oo Kulan La Qaatay Shirguddoonka Golaha Wakiillada.   Hargeysa-22 /08/2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay shirguddoonka...

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Munaasibada Sagootinta Arday Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Taiwan

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Munaasibada Sagootinta Arday Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Taiwan   Hargeysa-17-08-2021-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan...

Madaxweynaha JSL Oo Ka Qeyb-galay Qalin Jebinta  Dufcadii 1aad Ee Jaamacada Hablaha Ee Barwaaqo University + Sawiro

Madaxweynaha JSL Oo Ka Qeyb-galay Qalin Jebinta  Dufcadii 1aad Ee Jaamacada Hablaha Ee Barwaaqo University   Balliga-cas-16-08-2021-(MT-JSL)-madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu...

Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1443-ka.

  HAMBALYO MADAXWEYNE: 08 /08/2021 Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1443-ka.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya...