HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qasriga madaxtooyada kulan Casho iyo Afur ah ugu sameeyey culimada waaweyn ee dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qasriga madaxtooyada kulan Casho iyo Afur ah ugu sameeyey culimada waaweyn ee dalka Hargeysa-21-03-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan...

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u diray Bahda Waxbarashada iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Macalin, Ganacsade Ismaaciil Guray

TACSI MADAXWEYNE: 10/07/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo DaahfurayXarumaha Baadhitaanka Bad-qabka Gaadiidka Dalka ee (BBG) + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Daahfuray Xarumaha Baadhitaanka Bad-qabka Gaadiidka Dalka ee (BBG)   Hargeysa-06-07-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somalland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta...

Madaxweynaha Somaliland oo wasiirka qorshaynta iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Cumar Maxamed Cali Gaafaadhi

Madaxweynaha Somaliland oo wasiirka qorshaynta iyo shacbiga ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Cumar Maxamed Cali Gaafaadhi TACSI MADAXWEYNE:  05/07/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Uu Dal-weynaha Maraykanka Iyo Shacabkiisa Ku Hambalyeynayaa Sannad Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Ay Madax-bannaanida Qaateen.

Dhambaal Hambalyo Madaxweyne : 04/07/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Uu Dal-weynaha Maraykanka Iyo Shacabkiisa Ku Hambalyeynayaa Sannad Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Ay Madax-bannaanida Qaateen. Madaxweynaha...

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley wefti heersare ah oo ka socday dalka Kenya oo isugu jira xildhibaano, siyaasiyiin maalgashadayaal iyo xubno kale oo muhiim ah...

War-saxaafadeed: 03/07/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu habeenimadii xalay qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo ka socday dalka aynu...

Madaxweynaha JSL oo bahda fanka iyo suugaanta iyo shacbiga Somaliland ka tcsiyadeeyey geerida Marxuum Maxamed Maxamuud Cige (Busi)

Madaxweynaha JSL oo bahda fanka iyo suugaanta iyo shacbiga Somaliland ka tcsiyadeeyey geerida Marxuum Maxamed Maxamuud Cige (Busi) TACSI MADAXWEYNE: 02/07/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI...