HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland OoBooqday Xarunta Guud Ee Xisbiga Kulmiye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Booqday Xarunta Guud Ee Xisbiga Kulmiye   Hargeysa-24-08-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ku...

Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland

Madaxweynaha Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland WAR-SAXAAFADEED: 22/08/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley...

Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1442-ka

Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1442-ka. DHAMBAAL HAMBALYO AH : 19/08/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya...

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo go’aamiyey In Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-gaadhista Doorashooyinka, Siyaasado Qaranna Ansixiyey   

  WAR-SAXAAFADEED: 13/08/2020   Golaha Wasiirrada Somaliland Oo go’aamiyey In Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-gaadhista Doorashooyinka, Siyaasado Qaranna Ansixiyey      Fadhigii 62aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo culimada iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Xasan

TACSI MADAXWEYNE: 09/08/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Somaliland Oo qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga Africa iyo China

Madaxweynaha Somaliland Oo qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga Africa iyo China War-saxaafadeed: 07/08/2020   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...