HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Khudbad Garnaqsi Ah Ka Jeediyey Shirka Waddamada Geeska Afrika Uga Qabsoomay Dalka Jabuuti  + SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Khudbad Garnaqsi Ah Ka Jeediyey Shirka Waddamada Geeska Afrika Uga Qabsoomay Dalka Jabuuti  Jabuuti-14-06-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Mudane, Muuse Biixi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu Hoggaaminayey oo si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigii uu Hoggaaminayey oo si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti Jabuuti:14/06/2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Jabuuti Hargeysa-14-06-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti...

Madaxweynaha Oo Shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Ganacsade Xaaji Abiib Jibriil Nuur oo ahaa mulkiilihii Saw Hotel Boorama oo Hargeysa ku geeriyooday Maanta 

  TACSI MADAXWEYNE:  09/06/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...