HomeWararka

Wararka

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar...

WAR-SAXAAFADEED. Hargeysa-18-04-2024-(MT-JSL)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib  Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ku...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray 12-Kii Kiiloo Mitir Ee Ugu Horreeyey Ee Waddada Berbera Corrid

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray 12-Kii Kiiloo Mitir Ee Ugu Horreeyey Ee Waddada Berbera Corridor Hargeysa-01-06-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta...

Madaxweynaha Jsl oo Tabobar usoo Xidhay Dufcaddii Labaad ee Dhallinyarada Shaqo Qaran

Madaxweynaha Jsl oo Tabobar usoo Xidhay Dufcaddii Labaad ee Dhallinyarada Shaqo Qaran   Darar-weyne-01-06-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tababar usoo xidhay dufcaddii...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo ehelada uu ka baxay mujaahid Marxuum Axmed Xasan Geelle (Shunuu)

TACSI MADAXWEYNE: 31/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka   WAR-SAXAAFADEED: 28/05/2020   Fadhigii 59aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland...

Madaxweynaha JSL oo Tacsi u diray Ciidamada kala duwan ee Qaranka Somaliland iyo Eheladii uu ka baxay Taliye ku xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland General...

TACSI MADAXWEYNE: 25/05/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...