HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Qalalaasaha Siyaasadeed Ee Ka Taagan Xamar, Sidoo Kalena Farriin U Diray Shacabka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Qalalaasaha Siyaasadeed Ee Ka Taagan Xamar, Sidoo Kalena Farriin U Diray Shacabka Soomaaliya. Berbera-28-04-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga ka Jaray Mashaariic Waaweyn Oo Ay Dawladda Hoose Ee Degmada Berbera ka Hirgelisay Gudaha Magaalada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga ka Jaray Mashaariic Waaweyn Oo Ay Dawladda Hoose Ee Degmada Berbera ka Hirgelisay Gudaha Magaalada. Berbera-28-04-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Indho-Indhayn Ah  Ku Tegay Dhismaha iyo casriyeynta lagu sameeyey Dekedda Berbera

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Indho-Indhayn Ah  Ku Tegay Dhismaha iyo casriyeynta lagu sameeyey Dekedda Berbera      Hargeysa-28-04-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo safar...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacbiga ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Maxamed Cali Shire oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacbiga ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Maxamed Cali Shire oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 26/04/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha...

Madaxweynaha Somailand Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland

WAR-SAXAAFADEED: 24 /04/2021 Madaxweynaha Somailand Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan...