HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii...

Madaxweynaha JSL Shir-Guddoonka Guurtida Iyo Wakiillada Iyo Hoggaanka Axsaabta Qaranka Oo Qodobbo Muhiim Ah Ka Hadlay + Sawiro

Madaxweynaha JSL Shir-Guddoonka Guurtida Iyo Wakiillada Iyo Hoggaanka Axsaabta Qaranka Oo Qodobbo Muhiim Ah Ka Hadlay   Hargeysa-09-04-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay...

Imaaraadka Carabta Oo Noqotay Dawladdii Ugu Horaysay Oo Kaalmo Caafimaad Oo Lagaga Hortagayo Coronavirus Soo Gaadhsiisa Jamhuuriyadda Somaliland

Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Noqotay Dawladdii Ugu Horaysay Oo Kaalmo Caafimaad Oo Lagaga Hortagayo Coronavirus Soo Gaadhsiisa Jamhuuriyadda Somaliland   Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta mucaawinadii...