HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah.

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah. WAR-SAXAAFADEED-: 16/04/2020-Fadhigii 57aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey...

Madaxweynaha oo golayaasha Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xil Nuur Rayaale Khayre

Madaxweynaha oo golayaasha Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Xil Nuur Rayaale Khayre TACSI MADAXWEYNE:  09/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha JSL Shir-Guddoonka Guurtida Iyo Wakiillada Iyo Hoggaanka Axsaabta Qaranka Oo Qodobbo Muhiim Ah Ka Hadlay + Sawiro

Madaxweynaha JSL Shir-Guddoonka Guurtida Iyo Wakiillada Iyo Hoggaanka Axsaabta Qaranka Oo Qodobbo Muhiim Ah Ka Hadlay   Hargeysa-09-04-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay...