HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamiyey Qodobbo Muhiima Oo La Xidhiidha Doorashooyinka, Abaaraha Iyo Xanuunka Covid 19

WAR-SAXAAFADEED: 04/03/2021 Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamiyey Qodobbo Muhiima Oo La Xidhiidha Doorashooyinka, Abaaraha Iyo Xanuunka Covid 19 Fadhigii 71aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu...

Madaxweynaha Somaliland oo ganacsatada dalka iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Deyr Maxamed Cilmi oo ku geeriyooday Burco

Madaxweynaha Somaliland oo ganacsatada dalka iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Deyr Maxamed Cilmi oo ku geeriyooday Burco TACSI MADAXWEYNE: 13/02/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Hargeysa-13-02-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Loogu Diyaar garoobayo Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka la qaatay Maayirrada iyo Badhasaabadda Dalka + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Loogu Diyaar garoobayo Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka la qaatay Maayirrada iyo Badhasaabadda Dalka   Hargeysa-08-02-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo gudoomiyaha Baanka Dhexe ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Hooyadii

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo gudoomiyaha Baanka Dhexe ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Hooyadii TACSI MADAXWEYNE: 05/02/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...