HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Kulankii Casho Sharafta Ahaa Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigiisa uu u sameeyey Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Mudane Raila Odinga

Kulankii Casho Sharafta Ahaa Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigiisa uu u sameeyey Ra'iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Mudane Raila Odinga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Kulan laba geesood ah oo dhex maray weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu hoggaaminayey iyo Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru kenyatta.

War-Saxaafadeed Kulan laba geesood ah oo dhex maray weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu hoggaaminayey iyo Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru kenyatta. Nairobi-14-12-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha dalka Kenya mudane Uhuru kenyatta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayey Oo Gaadhay Dalka Kiiiniya + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayey Oo Gaadhay Dalka Kiiiniya   Nairobi-13-12-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, oo gaadhay dalka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar Shaqo ugu Ambo baxay Dalka Kiiiniya + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Safar Shaqo ugu Ambo baxay Dalka Kiiiniya   Hargeysa-13-12-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan...