HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh. Hargeysa-05-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qaabiley  Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh Maxamuud...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Kal-fadhigii Golaha Wasiirrada JSL Ee Maanta Oo Xeerar Lagu Ansixiyey Kuwo Kalena Lagaga Dooday + Sawiro

WAR-SAXAAFADEED: 09 /01/2020   Kal-fadhigii Golaha Wasiirrada JSL Ee Maanta Oo Xeerar Lagu Ansixiyey Kuwo Kalena Lagaga Dooday.       Fadhigii 52aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu...

Nuxurka Kulan Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya + Sawiro

Nuxurka Kulan Madaxweyne Muuse Biixi La Yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya   Hargeysa-09-01-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray shacbiga Somaliland Iyo eheladuu uu ka baxay Marxuum Axmed Xaaji Ducaale Cabdalle (Axmedkeyse)

TACSI MADAXWEYNE: 08/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Bilowga Mashaariicda JPLG-da ee Sannadka Cusub oo Maanta La Kala Saxeexday + Sawiro

Bilowga Mashaariicda JPLG-da ee Sannadka Cusub oo Maanta La Kala Saxeexday Hargeysa-06-01-2020-(MT-JSL)-Xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland waxa maanta lagu kala saxeexday heshiiska mashaariicda maamul-daadejinta JPLG-da ee...

Wasiirkii Hore Oo maanta Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u diray shacbiga Somaliland Iyo Eheladii uu ka baxay

TACSI MADAXWEYNE: 06/01/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...