HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Bahda Warbaahinte ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Weriye Cabdirizaaq Xaaji Maxamed...

TACSI MADAXWEYNE: 24/11/2024. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xalay Qaabiley Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xalay Qaabiley Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka. Hargeysa-24-11-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay fiidnimadii hore Xafiiskiisa ku qaabiley Xubnaha Komishanka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Madaxweynaha Loo Doortay Qaranka Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Madaxweynaha Loo Doortay Qaranka Somaliland.   Hargeysa-23-11-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada kulan salaam iyo xogwarran ah...

 Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland oo hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee shacabku doortay, soona dhaweeyey natiijada guddida doorashooyinku soo saareen

 Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland oo hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee shacabku doortay, soona dhaweeyey natiijada guddida doorashooyinku soo saareen.   Hargeysa-20-11-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey madaxweynihii Afraad ee Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey madaxweynihii Afraad ee Somaliland.   Hargeysa-18-11-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku soo saaray in dalku galo laba maalmood oo Fasax Qaran ah, tacsida...

Wareegto Madaxweyne 16.11.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku soo saaray in dalku galo laba maalmood oo Fasax Qaran...