HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddida Aaska Qaran ee Madaxweyne Hore: Mudane Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud...

Wareegto Madaxweyne 16.11.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddida Aaska Qaran ee Madaxweyne Hore: Mudane Marxuum Axmed...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Goob-joogayaashii Caalamiga ahaa ee ka Socday dalalka caalamka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Goob-joogayaashii Caalamiga ahaa ee ka Socday dalalka caalamka.   Hargeysa-14-11-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiiro iyo Diblumaasiyiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiiro iyo Diblumaasiyiin. Hargeysa-14-11-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay oo salaan ugu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo codkiisa ka dhiibtay doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada oo maanta dalka ka bilaabantay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo codkiisa ka dhiibtay doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada oo maanta dalka ka bilaabantay Hargeysa:13/11/2024(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa jagada madaxweyne ee xisbiga...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Goob-joogayaal Caalami ah oo ka Socda dalalka caalamka oo u yimi kormeerka doorashooyinka Madaxtooyada iyo axsaabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Goob-joogayaal Caalami ah oo ka Socda dalalka caalamka oo u yimi kormeerka doorashooyinka Madaxtooyada iyo axsaabta.   Hargeysa-10-11-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...