HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Mujaahid Maxamed Buraale Cabdilaahi 

TACSI MADAXWEYNE: 12/03/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Qodobo Muhiima + Sawiro

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Qodobo Muhiima. WAR-SAXAAFADEED: 12/03/2020 Fadhigii 55aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweyne Ku Xigeenka  Oo Ka Qeyb Galay Daah-furka Mashruuca Dhawrida  Soo Jireenka Taariikhda Degmada Laasgeel + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka  Oo Ka Qeyb Galay Daah-furka Mashruuca Dhawrida  Soo Jireenka Taariikhda Degmada Laasgeel.   08-03-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)...

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Haweenka (8 Maaraj) + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Haweenka (8 Maaraj)   08-03-2020-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...