HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Galabta U Ambo-baxay Dalka Itoobiya + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Galabta U Ambo-baxay Dalka Itoobiya.   Hargeysa-09-02-2020-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagu Lafo Guray Arrimo Muhiim U Ah Bulshada

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Lagu Lafo Guray Arrimo Muhiim U Ah Bulshada WAR-SAXAAFADEED: 06/02/2020   Fadhigii 54aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo qoyskii uu ka Baxay marxuun ganacsade Cali Maweel Diiriye

TACSI MADAXWEYNE: 03/02/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...