HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Kormeer Kedis Ah Ku Tegay Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Kormeer Kedis Ah Ku Tegay Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa   Hargeysa-24-12-2019-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi  Cabdi, ayaa caawa Kormeer kedis...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Kooxda Kubbadda Cagta Ee SINDO UNITED + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo La Kulmay Kooxda Kubbadda Cagta Ee SINDO UNITED   Hargeysa-24-12-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qasriga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka + Sawiro

WAR-SAXAAFADEED: 24 /12/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kula...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka

WAR-SAXAAFADEED: 23 /12/2019  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka...

Madaxweynaha Somaliland Oo shacbiga Somaliland iyo wasiirka Arrimaha Gudaha ka tacsiyadeeyey geeriyada Marxuumad Indho-deeq Jaamac Cumar oo Burco ku geeriyootay

TACSI MADAXWEYNE: 22/12/2019   INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi u diray Shacbiga iyo qoyska uu ka maxay Marxuum Yaasiin X Claahi Maxamed oo ku geeriyooday London

TACSI MADAXWEYNE: 21/12/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...