HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Jawaab Waafi Ah Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Jawaab Waafi Ah Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani   “Hoggaaminta Dalka Oo Qori Isu-dhiiba Oo...

Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka

Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka WAR-SAXAAFADEED: 17 /11/2019 Hargeysa:17/11/2019()- Kal-fadhigii golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Somaliland oo tańsi u diray qaranka Somaliland Iyo Ehelada Marxuum Garyaqaan Jaamac Cilmi Xaashi oo maanta ku geeriyooday Hargeysa

TACSI MADAXWEYNE: 16/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cilmiyeysan Uga falceliyey Muranka UuXisbiga WADDANI Ka Keenay Komishanka Cusub ee La Ansixiyey

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cilmiyeysan Uga falceliyey Muranka Uu Xisbiga WADDANI Ka Keenay Komishanka Cusub ee La Ansixiyey.   Hargeysa-16-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...